War murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa loogu mahadnaqay Masar iyo Jabuuti oo noqday labada dal ee illaa iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarunta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya...
Ku-simaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa galabta ka qeyb galay xuska 101-aad ee...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Baarlamanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...
1- President Hassan Sheikh Mohamud together with the Speaker of the Parliament Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobe) and Prime Minister...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxa ay...
Maamulka xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa marti-galisay kulan looga hadlaayey xaaladda dalka,kaas oo ay ka qeybgaleen madax ka...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Abuukar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay dadaalada ciidamada ee ku...
Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in 1-da Sebtembar uu Gaza ka bilaaban doono tallaalka cudurka...
Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin ka...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho