Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u qabatay 27 xubnood oo ka...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban Avv Cumar Maxamed Cabdulle ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku shaaciyay in aan...
Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Donld Trump ayaa ku dhawaaqay in Janaraalka howlgabka ah ee James Mattis uu noqon doono...
Bulshada magaalada Balanbal oo gacan ka helaya Hay’ado Samafal iyo Dawlada Galmudug ayaa wada kordhin iyo balaarin ay ku sameynayaan...
Taliyaha ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee ciidammada Booliska oo ka dhacay...
Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa wali si habsami leh kaga socota magaalada Jowhar iyadoo isla maanta la doortay ilaa iyo Shan Mudane...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobaleedka Shirshabeelle. Wafdigaan ayaa haatan...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in ay sharci darro tahay in Shirkad gaar loo leeyahay ay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Deeqdii ugu horaysay oo ah lacag lagu talagalay gurmadka abaaraha ayaa maanta lagu wareejiyay gudi loo xil saaray xalinta abaaraha...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho