Shirkani caalamiga ahaa oo mudo 10 maalmood ah socoday ayna martigelisay dowladda Turkiga ayaa lagu soo geba gebeyeyeey magaaladan Antaaliya...
Dowladda Qadar ayaa ballan qaaday inay ku kabayso dhaqaalaha dalka Tuunisiya kaalmo lacageed oo dhan laba bilyan oo Doollar. Qadar...
Dagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan...
Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka...
–Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Qoysaska Ciyaartoydii kooxda kubadda cagta Chapecoense oo ka...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada...
Tababarkaan ayaa loo soo gababeyey laba qeybood oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar, tiradooduna gaareyso 40...
Muddo 26 sano kaddib ayaa Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxay howlgalineysaa Xarumihii xafiisyada Socdaalka uu ku lahaa dalka si...
Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha dalka , xilli GuddoomiyahaMaxkamadda sare & Xeer Ilaaliyaha...
Madaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho