Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa guddi ka kooban 21 xubnood u saaray colaadda ka taagan duleedka Magaalada Baladweyne ee...
Toddoba ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay,tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay, dagaal xooggan oo ka dhacay degaannada...
Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Busia, ee Dalka Yugaandha Nelson Nahabwe, ayaa sheegay inay Laamaha ammaanku xireen Maxamed Cabdi Cali oo...
Wafdi uu hoggaamiyano wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, uuna ka mid yahay wakiilka Midowga Afrika isana...
Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay warsaxaafadeed ka soosaartay Abaaraha xoogan ee ka taagan deeganada Galmudug isla markaana magacaawday gudi...
Muqdisho- 24 November 2016- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si...
Tan iyo markii magaalada Philadelphia ee gobolka Pennsylvania laga soo saaray baayaan cad oo ka soo baxay mustacmiraddii Dalweynihii Ingiriiska...
Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado,...
Munaasabad kooban oo loo sameeyay dib u dhiska Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayana ka qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ,Safiirka Dowladda...
Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaliya Mudane Xildhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Janaral...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho