In ka badan 5000 oo Qori oo isugu jira noocyada darandoorriga u dhaca, kuwo qadiimiga ah, Gentaallaha Garabka laga tuuro...
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa kulan damaashaad ah magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah dadweynaha ku...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa maanta warqad uu soo saaray waxa uu shaqadii si Kumeel...
Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug...
Dowladda Britain ayaa Safiir cusub usoo Magacowday Dalka Soomaaliya, kaasoo beddeli doona Danjirahii hore u joogay Magaalada Muqdisho. David William...
Mogadishu, 19 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Howlgalkan oo ahaa mid lagu xaqiijiyay amniga caasimadda, maadama lagu qaban doono doorashada guddonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa waxa ay...
Magaalada Baku ee Dalka Azerbejan ayaa leh goobo taariikhi ah, kuwaasi oo ay u soo daawasho tagaan Dalxiisayaal ka kala...
Guddiga dhex-dhexaadinta colaadda Puntland iyo Galmudug oo uu horkacayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali, ayaa waxay Maanta ku guuleysteen inay...
Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha waddada xiriirisa magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkaacyo ee gobolka Mudug, iyadoo guddiga ku hawlan dhismuhu uu...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho