Waxaa saakay dagan xaalada magaalada Gaalkacyo oo baryahaan danbe ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland...
Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galinkii danbe ee shalay waxa uu la qaatay qeybaha kala...
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda iyo safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya....
Shirkaaan oo ku saabsanaaa hormarinta ganacsiga soomaaliya ayaa waxaaa ka qayb galay wasiirka ganacsiga iyo warshaha xukumada soomaaliya ganacsatto isugu...
Wasiirka Wasaarada warfaafin xukukuumada soomaaliya Maxamed Cabdi xayir”Maareeye” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa...
Muqdisho, 25 October 206 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta...
Qaraxan ayaa ka dhacay Goob gawarida la dhigta meel ku dhaw warshad ganacsi oo ku taala magaalada Antalya koofurta Turkiga...
Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in gaari uu ku qarxay meel ka baxsan xero ay ciidamada AMISOM...
Shir looga hadlayay isbedalka Cimilada Adduunka iyo dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Cape Town ee...
Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...
Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ay qabteen uga hadlay tallaabooyinka lagu wiiqay dhaqaalihii baadda ahaa...
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar...
Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho