Waxaa goordhaw magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Galmudug lagu doortay labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose...
Ergayga Midowga Yurub u qaabbilsan Dalka Soomaaliya, Ambassador Veronique Lorenzo, ayaa sheegtay inay 6,800 Boliis ah oo isugu jirta Rag...
Doorashada xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo Maalintii Saddexaad ka socoto Magalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta la soo doortay Toddoba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wasiirka Arrimaha Dibedda iyo xiriirka Caalamiga ah ee dalka Burundi oo soo gaaray Magaalada...
Boqolaal ruux oo bannaanbaxaya ayaa isugu tegey Waddooyinka deegaanno dhowr ah ,kuwaasi oo ka horjeeda ama ka ashtakoonaya doorashooyinka uu...
Ciidamada amaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal xoog leh ka sameeyey deegaano hoos tago magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlayey doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay qaabka...
Waxaa Magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka Galmudug ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali...
Dabkaan ayaa ka kacay suuqa weyn e ganacsiva magladtan Nampula ee caasimada saddaxad dalkan Mozambique halkaaso oo ay Ku ganacsadan...
Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed kana soo anbabaxay Casimada Dalka ee muqdisho ayaa maanta Gaaray magalada...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho