Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in doorashooyinka ay ku dhci doonaan waqtigii loogu talagalay, haatana ay socdaan u diyaar garowga...
Qaban qaabada munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub iyo ku-xigeenkiisa ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuuloyinka Sabiib, Caanoole iyo Beleda-Amiin oo hoostaga degmada Afgooye...
Madaxweynaha Maamul-goboleedka hirshabeelle Mudane Cali Cabdulahi Cosoble oo ay wehliyaan qaarka mid ah Xildhibaanada iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta...
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab ayaa Miinooyin ku qarxiyay Ceelashii biyaha ay ka cabi jireen Dadka iyo Xoolaha Deegaanka Ceel...
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) ayaa soo dhaweeyay Maamul-gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo...
Kacaankii xukunka Militari waxa uu Dalka ka talinayay intii u dhaxeeysay 1969-1991-kii, dadka qaarba magaca ay jecelyiihiin bay ugu yeeraan,...
Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden iyo United Kingdom ayaa si weyn u soo dhoweeyay dhamaystirka shirkii ka socday...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho