Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefeshinka Qaranka SNTV ayaa looga hadlay dhismaha Maamul-goboleedyada iyo dadaallada ay...
Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 21-ka Octoobar waxaa markii uu talada dalka si buuxda ula wareegtay xukuumaddii meleteriga aheyd sanadkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland...
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada xubnaha maamul goboleedka Puntland u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay ku...
Taliyaha ciidanka Booliiska, wasiir ku xigeenka Gaashaandhiigga, Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo...
Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Cadaado ayaa maanta loo qaybiyay Bacaha roobka laga galo, iyadoo ay komeereen mudanayaal...
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa is hortaag ku sameeyey Badeecooyinkii la geyn jiray Degmooyinka iyo Deegaannada Bari ee Gobolka Galgaduud, iyagoo hakiyay gaadiidkii...
R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid Cali, ayaa ku guuleystay Kursigii ugu horreeyay ee mudanayaasha u matalaya Puntland Baarlamanka...
Saxaafaddu waa muraayad laga daawan karo dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho