Barlamaanka Puntland ayaa la filaa in ay maanta si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saarida xubnaha u...
Masjidka Arbaca Runkun ee degmada Xamarweyne oo ah masjid Qadiimi ah oo dhisan muddo 771 sanno ayaa manta Guddoomiyaha Gobalka...
Shirka saddex-geesood ah oo u dhaxeeya Soomaaliya, Kenya iyo UNHCR oo looga hadlayo xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoominayay shirka bilaha ah ee horumarinta iyo...
Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad gobaleedkaasi. Xubnahaan la...
Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland kadib tartan adag oo maanta ka dhacay...
War hordhac ah oo iminka naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo oo ay si habsami leh uga socdaan Codaynta...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka bilaawday dhageysiga khudbadaha xubnaha murashaxiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee...
Doorashada Xubnaha Aqalka sare u matalaya Koonfurgalbeed ayaa maanta ka bilaabaneysa magaalada baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee...
Marwada Madaxweynaha Dalka ayaa deeq lacageed gaarsiisay Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo ku xunuunsanaya magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cali Cawaale Dr...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho