Waa Habeen ka mid ah Habeenada taariikhiga ah ee Soomaaliya gaar ahaan gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Saacadu markii ay isku...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdala Xuseen Cali ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA u xaqiijiyay in Duleedka...
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilba hal mar la qabto, waxaana ka...
Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegayo in caawa halkaasi laga maqlayo qaraxyo xoogan oo la...
Iyadoo maalmahaan danbe magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka socday shirweyne looga arinsanaayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo...
Shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo galay maalinkii Afaraad ayaa ergadu waxa ay ka doodeen maanta qabya...
Baydhabo, 4 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Baydhabo...
Ciidamada Nabadsugidda maamul Goboleedka Jubbaland, ayaa Maanta Howlagallo lagu xaqiijinayo Ammaanka ka sameeyay Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo. Xaafadda...
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u soo magacaawday wadanka Koofur Sudan Mudane Xuseein Haaji Ahmed ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas’uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho