Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Saalax Sheekh Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka...
Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u soo magacaawday wadanka Koofur Sudan Mudane Hussein Haji Ahmed Mohamud ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee...
Duufaan xoog leh oo loogu yeeray magaca "Matthew" oo xowligeeda lagu qiyaasay in ay ku socoto 220 kilomitir saacaddiiba ayaa...
Duubabka Dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa ku Heshiiyay in Doorashada Aqalka Sare Ee Baarlamaanka ay ka dhacdo Magaalada...
Wafdigan ka socday Hay'adda culimada Soomaaliya, gudiga Dastuurka ee Barlamaanka, Guddiga Arrimaha gudaha ee Barlamaanka, Guddiga Xaduudaha Qaranka iyo guddiga...
Maleeshiyaad ka wada tirsan Shabaab ayaa lagu soo waramaa iney ku dagaalameen deegaanka Shaw, oo hoostaga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka...
Baydhabo, (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay...
Saldhiga Ciidanka Boliiska ee Degmada Kaaran ayaa lagu soo bandhigay 3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay dhac u...
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer qaran ayaa Maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan goobta ay ka dhacayso Doorashooyinka xildhibaanada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho