Guddiga doorashooyinka Dadban ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay goobta lagu soo xulaayo xildhibaanada gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha...
Xukuumadda Bahreyn ayaa sheegtay in Ciidankooda difaaca Cirka ay si wada jir ah wadamada Khaliijka ugala qeyb qadanayaan Tababar Ciidan...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal ka dhan ah Al-Shabaab oo...
Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Casiis Saalax ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda waxbarashada...
Dowladda faderaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay dayaca, Cadaalad Darada iyo Dhibaatooyinka ku haysta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku eedaysan burcad badeednimadda...
Guddoomiyaha Deegaanka Qurac-Joome ee ka tirsan gobalka Bakool Cabdifataax Maxamed Cabaade ayaa sheegay in deegaanka uu horumar ku tallaabsaday, isla...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay shacabka Soomaaliyeed ka Codsatay in ay u soo...
Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa sheegay in Dwaladda Imaaraadka Carabta ay kaalin mug leh ka qaadato dib u...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho