Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa sheegay in Haweenay Muslimad ah oo xijaabaneyd lagu dilay degaan ay jaaliyada dadka Muslimiinta ah u...
Dagaalka ayaa yimid ka dib marki ay ciidamo taabacsan maamulka Koonfur Galbeed weerar ku qaadeen fariisin Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay kuleeyihiin...
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa khudbad uu kaga hadlaayo xaalada Soomaaliya ka jeediyay kulanka guud ee Qaramada...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016. Guddigan ayaa...
Shalay oo Jimco ah waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacwadda...
Mogadishu, 24 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Afar ruux ayaa lagu dilay weerar toogasho ah oo ka dhacay goob laga dukaameysto oo ku taal Burlington oo ka tirsan...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay bilaabayso howgal cusub oo ay kula dagaalamayso Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka dib markii Maleeshiyadaasi ay...
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa maanta lagu wadaa in khudbad uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya uu ka...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya kulan wada tashi ah kula...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho