Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, maamulka degmada Baraawe...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa ganata ku dhigay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka celsaha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxa ay ka...
War-Saxaafadeed:-Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga Qaran 12kii July, 2016 Qodobada Gundhiga u ah shirku...
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Masar, Magdy Abdul Ghaffaa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay gabi ahaanba eedaymaha loo jeediyay ee...
Hillary Clinton oo Xisbiga Dimoqaraadiga u sharaxay jagada Madaxweynaha Mareykankanka, ayaa sheegtay in hadii ay ku guulaysato Tartanka Doorashada Madaxtinimada...
Wasaaradda wax barashada Soomaaliya ayaa manta daahfurtay barnaamij ka wax barashada dadban ee qorista iyo aqrista Afka Soomaaliga,kaasoo loogu tala...
Qodobada Gundhiga u ah shirku waxay ahaayeen Kadib markii la dhagaystay, qudbadii Ra’isalwasaare ku xigeenka ee guudmarka Siyaasada Amniga Qaranka...
Tobad qofood ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen shil tareen oo ka dhacay dalka Talyaaniga. arrintan ayaa timid...
Taliska qaybta 60-aad Lixdamaad ayaa faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay dagaal xalay ka dhacay deegaanka Goof-gaduud, iyagoo sheegay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho