Wafdi oo uu hor kacayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo habeenimadii xalay...
Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul...
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta dowladda ku sheegay in shirka...
Waxaa dayactir lagu sameeyey Buunda muhiim ah oo ku taalla deegaanka Tixsiile ee gobalka Shabeelada hoose, waxaana xarigga laga jaray...
General Bashiir Cabdi Maxamed Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer uu ugu kurgalayo xaaladda Ciidanka Booliiska...
Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa...
Golaha sare Shuurada Ciidamada dalka Turkiga ayaa gaaray qaraar ay shaqada Ciidamada uga fariisinayaan 586 Sarkaal darajadoodu tahay Colonel, ka...
Dhul gariir quawoodiisu gaarayso 6.2 oo ah cabirka qiyaasta Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay bartamaha...
Danjire Daahir Maxmuud Geelle, ayaa nuqulka warqadihiisa aqoonsiga Danjiranimo gudoonsiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Bahreyn Sheekh Khaalid Bin Axmed...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho