Ergada dowladda Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay si kulul ugu cambaareeyeen dilkii...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah caawa...
Sawir Qaade: Hassan O. Baffo
Dhadhaab, 6 June 2016 (Villa Somalia): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku...
Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka waxa uu uga furmay Magaalada...
24 qof ayaa dhimatay ku dhowaad 30 kalana dhaawac ayaa kasoo gaarey dagaal beeleed 3 dii maalmood ee lasoo dhaafay ka...
Waxaa mudooyinkan ka socday magaalada Doha ee dalka Qadar Koob u dhexeeya Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee ka dhisan Xaafadaha dalka...
Maamulka Jaamacadda Galgaduud ayaa munaasabad u qabtay Ardaydii gashay Imtixaanka midaysan ee Wasaaradda Waxbarashada si ay Ardaydu u kala xushaan...
Howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shan kamid ah askartooda lagu xirey magaalada Muqdisho maaalintii shalay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...
Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho