Muqdisho, 19 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey terminal cusub...
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyay xaafadda Suuqa xoolaha, halkaasoo ay ka soo qabteen horjoogayaal ka tirsanaa...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada Howlwadaag ee isku xirta Sayidka ilaa Bakaaraha kaddib markii qeybo...
Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobolada Nugaal iyo Sool, C/laahi Xersi Cilmi, ayaa si adag u beeniyay inay dil...
Shaqaalaha wasaaradda waxbarashada ee maamulka Galmudug ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Tababarkan oo...
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee Sonna ayaa ayaa xafiiskii ugu horeeyay oo ka baxsan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxay...
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka...
Muqdisho, 18 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa waxa uu Brusseles kula kulmay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Maxkamadda Ciidanka Milatariga Dowladda goboleedka Puntland , ayaa xukun dil ah ku riday 43-nin oo kamid ahaa Maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho