Kulanka ay magaalada Jowhar ku qaateen duubabka dhaqanka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,culimada iyo aqoonyahanka ayay kaga hadleen dagaaladi beeleedkii...
Kulankan lagu soo bandhigay golaha adeega garsoorka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka...
Shirka ayaa looga wada hadlayay dhibaatada biya la’aanta ka jirta wadamada qaar iyo caafimaad darada ay leedahay biyaha wasakheysan. Wasiirka...
Kulanka golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la horgeynaya sharciga suurtagelinta doorashooyinka...
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA, ayaa lagu...
Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale...
Dhamaan ardayda wax ka barata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Jazeera ayaa iska soo uruuriyay lacag gaareysa $2000.000, kadibna ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Ra’aysul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku...
Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wax laga xumaado...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho