Kullan ballaaran oo ku saabsanaa sidii looga hor tagi lahaa falalka jinsi naceybka ah oo ku soo badanaya dalka Mareykanka ...
Mogadishu, 26 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Allaha u naxariistee Dr Aadan Xaaji Ibraahin oo horey Wasiirka caafimaadka uga soo noqday dowladihii KMG ah ayaa ku geeriyooday...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska Xasan Xanafi Xaaji oo loo...
Shirka Wasiirada Difaaca ee dalalka la isku yiraahdo Saaxil iyo Saxaraha oo ay ka qeybgaleen in kabadan 20 dal ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iskaashi...
25 March 2016: Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sheegtay in dagaalka lagula jiro Al Shabab aan la joojin doonin...
Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha...
Muqdisho, 25 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...
Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho