Ciidanka Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxa ay ku qabteen...
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamul goboleedyada ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo weydiin ah xafiiskiisa...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan qado sharaf ah ugu sameeyay hooyga uu ka degan...
Kulan looga hadlayay doorka Culimadu ay ku leeyihiin Suulinta Afkaarta Khaldan ee khawaarijta oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka...
Wasiiro, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis...
Howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo uu horkacayo Agaasimaha Guud mudane Caydaruus Macallin ayaa maanta...
Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Isniin ah ka qeybgalay dibadbax...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa,oo ka qeyb galay dibadbax looga soo horjeeday weerarkii ay khawaarijtu ku...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho