Ciidamada Booliska dalkaas gaar ahaan kuwa rabshadaha ka hor tagga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa waxa ay u adeegsadeen dadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay xilli ay booqatay cusbitaalka guud ee magaalada beydhabo in...
Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ku shiraya xarunta golaha shacbiga ayaa la filayaa inay hor yimaadaan wasiirka amniga gudaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu...
Wasaaradda Maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso uga dhawaaqay inay dhammaan...
Madaxweynaha dalka Iran Hassan Rouhani iyo isbaheysigiisa ayaa ku guuleystay 15 ka mid ah 16 kursi ee magaalada Tehran, doorashadii...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ay wehliyaan guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulka iyo...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmad Hagar-dabo Geed, oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha iyo wax garadka ku dhaqan...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa maanta waxaa uu xadhigga ka jaray waddo...
Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...
Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho