Inta la xaqiijiyay 5 ruux oo rayid ah, ayaa ku geeriyootay hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu garaacay xaafado ka tirsan degmooyinka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dooranayay gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka deegaanka Wargalo ee gobalka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, s/gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka...
Wasiirka xannaanada xoolaha Soomaaliya Siciid xuseen Ciid iyo safiirka soomaliya u fadhiya waddanka isutagga imaaraadka carabta Cabdiqaadir Shiikh ayaa ka...
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heystay eedeysaniyaasha kala ah; C/risaaq Maxamed Barrow...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee dalka, ayaa maanta lagu wadaa in ay dhageysato dacwad loo heysto ilaa...
Shirkii ka socday magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga ayaa goor dhow la soo gaba gabeeyay islamarkaana looga hadlayay arrimaha Soomaaliya,...
Diyaarad nooceedu uu yahay BAE 146 oo qaada boqol iyo labaatan qof oo ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Daalo, iyo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho