Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool, ayaa waxaa looga hadlayay ka hortagga waxyaabaha maanka...
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga, taliyaha ayaa socdaalkiisa...
Afhayeenka wasaaradda amniga dalka C/kaamil Macalim Shurki, ayaa sheegay in wasaaradu si weyn u soo dhaweynayso qorshaha lagu sugayo amniga...
Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qarax khasaare dhaawacyo ah geystay uu ka dhacay afaafka hore ee...
Munaasibadan casho sharafta aheyd isla markaana gudoonka barlaamanka Soomaaliya oo ku sagootinaayay mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya oo galey fasixi kalfadhig 7aad...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yusuuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan taliyaha nabad sugida gobolka Banaadir C/xakiim Faray...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo qorshaha qaranka, kaas oo ay wado...
Wasiirada Waxbarashada iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo, ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhagax...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiiyeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan al-Bashiir, iyo shacabka reer...
Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Langaanta ee Magaalada Nairobi lagu aasay Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde oo xalay ku...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho