Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ka jooga ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta madaxtooyada Jabuuti kula kulmay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda xafiiska...
Mogadishu, 27 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Munaasabad lagu daahfuryay xarun cusub oo ay ku shaqeeynayaan Maamulka Degmada Xudur ayna ka qaybgaleen qaybaha bulshada, Maamulka Degmada ayaa...
Wasaaradda Amniga ayaa sheegtay in la dardar gelin doono sugidda amniga caasimadda, iyada oo ugu baaqday shacabka inay la shaqeeyaan...
Madaxda dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay weeraradii iyo qaraxyadii ismaadaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay agagaarka beerta...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...
The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...
The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho