Ciidamada ilaalada deegaanka oo gacan ka helaya maamulka degmada Waaberi ayaa xalay howlgallo lagu bur burinayo sandaqadaha ku yaalla hareeraha...
Ciidmada Hey’adda Sirdoonka iyo nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas...
Golaha wasiirada cusub ee dalka Turkiga ayaa ansixiyay lacag deeq ah oo bil walba dowlada Turkiga ay siinayso Somaliya ,taasoo...
Kulankan looga hadlayay arrimaha xuduudaha iyo Federaalka ee maanta Cadaado lagu qabtay ayaa waxaa soo qabanqaabiyay gudiga madaxa banaan...
Shirka wada tashiga ah ay soo qaban qaabisay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga dalka, ayna ka soo qeybgalaeen mas'uulayiinta qaar...
Labo iyo taban arday oo ka baxday dugsiga dhexe ee iskuulka Indhoola yaasha Al-Nuur ayaa maanta waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey...
Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraatka Biyaha Sahro C/qaadir ayaa maanta kormeer ku tegtay xarunta shirkadda Korontada BECO oo ahayd...
Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu soo gabagabeeyey Mu’tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka soconayey Mudoo labo Maalin...
Muxaadaro diini ah oo ay soo agaasimeen Ururka SAAD ayaa lagu qabtay Xarunta Madrasada Ururka SAAD oo ku taalo Degmada...
Shirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Shirka oo...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho