Dhaqaatiirta ka howlgala Isbitaalka Badbaado ee Magaalada Muqdisho ayaa baaritaan caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dhalinyaro iyo caruur...
Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray Degmada Waajid...
Maxkamad ku taala dalka Senegal ayaa xabsi daa'in ku xikuntay madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissene Habre kaddib markii lagu...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay in...
Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira oo...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar oo uu wehliyo Wasiirku-xigeenka Qorsheynta ee Soomaaliya...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sida habsamida leh ee Imtixaanka Shahaadiga uga socda iskuulada magaalada Muqdisho, iyadoo...
Markabkan oo siday 11-kun oo tan oo cunto ah ayaa ka yimid dowlada iyo shacabka Turkiga, waxaana loogu talo galay...
Muqdisho, 29, May, 2016….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furaay Barnaamijka Tiir dhexaadka...
Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Dhuusamareb ayaa soo dhoweyn u sameeyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Ururka Suxufiyeenta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ C/fitaax...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho