Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid...
Wararka ka imaanaya deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab...
Muqdisho, February 15, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu...
Allaha u naxariistee Muxiyadiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay dowlidihii KMG ahaa ayaa goor dhow...
Guddi sagaalka xubnood ah oo saxaafadda Soomaaliya ay u xilsaartay xalinta khilaafkii muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeyay labada garab...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa xarunta Safaarada ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Safiirka Indonesia...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka amniga Munich ee dalka Jarmalka ka sheegay in...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa daah furis lagu sameynayo qeybta koowaad...
Munaasabaad ku saabsan sida ay u wada shaqeeyaan shacabka iyo laamaiga oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Demada Cabdicasiis ayaa ...
Wakiilka gaarka ah ee hoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo isagoo kulan la qaatay madaxweynaha maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho