Allaha u naxariistee Dr Aadan Xaaji Ibraahin oo horey Wasiirka caafimaadka uga soo noqday dowladihii KMG ah ayaa ku geeriyooday...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska Xasan Xanafi Xaaji oo loo...
Shirka Wasiirada Difaaca ee dalalka la isku yiraahdo Saaxil iyo Saxaraha oo ay ka qeybgaleen in kabadan 20 dal ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iskaashi...
25 March 2016: Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sheegtay in dagaalka lagula jiro Al Shabab aan la joojin doonin...
Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha...
Muqdisho, 25 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada B.weyne Ee xarunta...
Halkani ka akhriso warsaxaafadeedka Wasiirka Warsaxaafadeed
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho