Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa Wasiirka Macdanta iyo...
Boqolaal Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada ku yaala dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in dhibaatooyin ad u daran ay...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...
Xogahaya joogtada Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali bin Cali iyo dhigiisa Dalka Sudan ayaa Maanta Saxiixay Heshiis is afgarad...
Siminaar ay waxa soo qaban qaabisay jimciyada hormarinta ee Al Irshaaq ujeydadiisu waxa ay aheyd sidii sare loogu qaadi lahaa...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegtay deeq isugu jirtay gaadiid iyo qalab-xafiiseed dawladda Masar, waxana Munaasabadda...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane...
Kulan qado ah, isla markaana lagu dhiirigelinayay Hana Xasan Mire oo ah gabar Soomaaliyeed, oo soo diyaarisay tartan kubadda kolleyga...
Madaxweynaha maamuul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho