Iyadoo deegaanada dhaca dhinaca waqooyi bari ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidanka xooga...
Waddada Via Roma ee isku xirta degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar JaJab ee gobalka Banaadir oo ay ka socotay howlo...
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey...
Xarunta qaramada midoobay u qaabilsan ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo (CERF) ayaa sii deysay war...
Agasimaha Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Wasarada Warfafinta Somalia Mudane Cabdiraxiim Ciise Caddow oo howla shaqo u jooga waddanka Jabuuti ayaa...
Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed,...
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka...
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo...
Muqdisho, 23 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,...
Mashruuc lagu Dhisayay Waddo isku xirta Xaafado ka mid ah Magaalada Beydhabo oo muddo socday Dismaheeda ayaa maanta la soo...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho