Taliyaha Kowaad Ee Ciidanka Boliska Somaliyeed S/Guuto Mukhtaar Xussein Afrax ayaa maanta kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Jowhar Gobalka Shabelada...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho Iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay dhagarta argagaxisada Al Shabaab...
Hawlgalkaan oo ay si wadajir ah u sameynayeen Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda Qaran ee NISA, Booliska, Militariga, iyo kuwa Amissom...
Kadib dhageysi ay sameeyeen xubno ka tirsan xeer beegti maxkamad madani ah oo ku taala magaalada barakeysan ee Makkah iyo...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka...
Dr. Cabdi wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha Maamulka Puntland iyo...
Muqdisho, January 28, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali ,...
Waxay ahayd, habeen Jimca ah, 21 kii January oo ku beegneyd todobaadkii ina dhaafay, qaar badan oo ka mid ah...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho, ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaala xeebta Liido, halkaas oo...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho