Kulan ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Abaaraha ee Golaah Wasiirada ayaa lagu soo bandhigay xadiga abaaraha ka jirta gobollada dalka,...
Kooxo hubeysan ayaa dhaawacay mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Diheeye, iyadoo falkaasi ay...
Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay si wada jir...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo...
Howlgalkaan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amniga caasimada. Intuu uu...
Munaasabad balaaran oo lagusoo bandhigayey guddi cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska ayaa lagu qabtay magaalada London....
Dowladda Nayjeriya ayaa sheegay iney qabatay hogaamiyaha kooxda mintidiinta ah ee Ansaaru oo xiriir la leh ururka Al Qaacidda. Afhayeenka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxda iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, munaasabadda sannadguuradii 5-aad...
Cutubyo ka tirrsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISON oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa u ruuqaansaday degmada Aadan Yabaal...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04-Apr-2016 ku sii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho