Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Dayniile ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlanaa dib u dayactir lagu sameynayay...
Ciidamada booliiska iyo kuwa nabadsugidda ayaa saaka qabtay gaari walxa qarxa lagu soo xiray iyo laba nin oo hubeysan oo...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud kaddib...
Wabiga Shabeelle ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar....
Munasabadaan lagu soo dhaweynayay Xubno kala socdey wasaaradaha amniga ee maamul goboleed yada ka jira gobolada dalka ayaa waxaa ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta...
Shirkaan oo magaaladda Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qabatay wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana...
Guddoomiyaha ururka Haweenka qaranka Batuulo Shiiq Axmed Gabale iyo xubna ka tirsan ururka oo maalmihi u dambeeyay ku sugnaa Magaalada...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maalmahan ku sugnaa degmda Maxaas iyo deegaanno hoos yimaada ayaa ka war bixiyay xaaladda deegaanadii uu...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho