Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee dalka Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan Xildhibaannada...
Abanduulaha Ciidanka XDS S/Guuto CaliBaashi Maxamed oo malmahaan ku sugnaa gobolka Shabellada Dhexe ayaa kormeer ku tagay degmooyin iyo tuuloyin...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaannada dalalka...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hoggaaminayey oo isugu jirey xubnaha labada gole ee dowlada...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka arrimaha dibadda Mudane Cabdisalaam Hadliye Cumar oo ka qeyb galey shirkii ugu horeeyey ee Wasiirada Arrimaha...
Deegaanka Dacdheer oo Cadaado hoos yimaada dhinaca woqooyi barina ka xiga 70-km oo ah dhul daaqsimeed xooluhu ay ku badanyihiin...
Wasaaradda Xanaanada xoolaha ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lala socdo Dawooyinka xoolaha ee dalka la soo galinayo si...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed ee dalka Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku wajahan magaalada Xudur ee xarunt...
Somaaliya laga bilaabo sanadkii 1991 ilaa 2012 dii waxaa soo maray marxalado kala duwan taasoo usuurtagelinin in loo yagleelo Hey’adihii...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho