Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wakiilk cusub ee Xoghayaha Guud ee...
Munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax, ayna ka qeyb galeen...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Galmuudg ayaa waxa ay kormeer ku tageen deegaanno hoostaga dagmooyinka xarardheere...
Agaasimihii hore ee Radio Muqdisho Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow ayaa maanta xilka idaacadda ku wareejiyay agaasimaha cusub ee loo soo...
Wafdi uu hogaaminaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray magaalada Buula Burde halkaasi oo uu kulamo kula qaatay Mas’uulyiinta Maamulka...
Muqdisho, January 18, 2016------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey...
Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cuthman ayaa maanta 10-baabuur oo isugu jirta Gaadiidka Ciidanka, Ambalaas,...
Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay ka qaybgalay furitaanka shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka codsaday Barlamaanka Maamulkaasi meelmarinta sharuucda horyaalla ee muhiimka u ah kaabayaasha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho