Maamulka gobolka Banaadir ayaa faray ganacsatada in boorarka ku qoran afka qalaad ay u badalaan Afka hooyo, si loo horumariyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in guula laga gaaro shirarka Wadatashiga Qaran, ee looga hadlayo...
Ardayda wax ka barata Jaamacadda Jamhuuriya ayaa u fariistay Imtixaannada Dhamaadka Semesterka 1-aad koobaad ee jaamacaddaasi. Waxaa si habsami leh...
Askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM...
Dowladda Iran ayaa laga qaaday, cuno-qabatayn saarnayd in muddo ah taasoo ka dhalatay, is-maandhaaf ku aaddanaa arrimaheeda Nuclier-ka. Madaxa siyaasadda...
Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta la soo gaba gabeeyay,...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaaran oo ka...
Kalfadhiga labaad ee Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa furay Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana munaasabadda furitaanka ka...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Waxbarashada Khadra Bashiir Cali iyo maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta ka...
Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka warbixiyay kulan ay kaga hadlayeen xaaladda amni ee gobalka, kaas oo ay ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho