Kismaayo, 13 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka degay...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,oo si rasmi ah uga furey magaalada Jowhar shirka maamul u sameynta gobollada...
Taliyaha Ciidanka BoliIska soomaliyeed Maxamed Sheikh Xasan Xaamud waxa uu boqday Taliska Ciidanka Boliiska Istanbul halkaas uu kula kulmay Taliye...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta furay Barnaamij wacyi gelin ah oo loo qabtay sagaal Degmo oo ka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan fanaaniinta Hobollada Qaranka Waabari, Mas’uuliyiinta Golaha Murtida,...
Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah milkkiilah maqaayadaha Afro Deli oo ku yaalla Gobolka Minnesota kana mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo la...
Taliye Ku-xigenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa kormeer Ku Tagay Xirada Tababarka Ciidanka Boliiska ee Degmada Carmo. Jeneral Muqtaar Xuseen Afrax...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan degmada Beledweyne ay yihiin dad jecel Nabadda, waxaana uu ka digay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho