Dab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, kaasi oo...
Dab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa xabsiga dhexe ee Xamar iyo Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho. Agaasimaha Waaxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta xarunta hay’adda PDRC ee Garoowe kaga qayb galay...
Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa laga dareemaya horumar dhinacyada bulshada ah, kaddib markii dadaallo lagu xoojinayo ammaanka ay...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in todobaadyada soo socda laga xorayn doono maleeshiyaadka Al-Shabaab meelaha fara ku tiriska ah...
Iyadoo ay isa soo tarayaan gurmadka la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha iyo biyo yarida ka jirta deegaanno ka tirsan...
Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ee Pentagon ayaa afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo,Capt. Jeff Davis, ayaa sheegay in ciidanka...
Muqdisho, April 12, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho