Ciidamada Booliska ayaa ku guuleystay inay fashilyaan weerar Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab xalay kusoo qaaday saldhigga Booliska Degmada...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka, iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in xeerka...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa booqday tuulada Dayenno oo 17-KM ka xigta waqooyi...
Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya mudane C/raxmaan Sate ayaa xariga ka jaray xarun...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka...
Ku dhowaad 200 oo shaqaale oo intooda badan ay Soomaali yihiin, ayaa shaqooyinkooda ka ceyrisay shirkad hilibka soo saarta oo...
Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada...
https://youtu.be/mMqeWjU56r8
Musharax Ibraahim Xabeeb Nuur oo isu soo sharaxay xilka madaxweynaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe ayaa maanta gaaray Magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...
Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho