Munaasabadan oo aheyd mid loogu dabaal dagayey xuska maalinta caalamiga ah e xuquuqul insaanka oo ay qabatay Wasaaradda haweenka iyo...
Maanta oo ay ku aadan tahay munaasabadda maalinta caalamiga ee xuska Xaquuqul Insaanka, ayaa Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya ,...
Shirka Golaha wasiiradda ee Xukumadda Soomaaliya oo uu manta shir Guddoomniyey wasiirka Amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar ayeey ku meel mariyeen...
Kulanka Dhaqanka oo ay soo qaban qaabisay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhinaca Dhaqanka iyo Waxbarashada ee UNESCO ayaa looga...
Iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa uu...
Kulankaan oo ahaa mid todabaad leh islamrkaan uu taliyaha ciidanka xooga dalka S/gaas Maxamed Aadan Axmed oo la yeeshay saraakiisha...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaran Mudane Axmed Cali daahir ayaa ugu baaqay dhamaan Hay`adaha Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed in la...
Wasiirka difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa shir jaraa’id oo uu u qabtay Warbaahinta ku faah...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2016-ka, si ay u...
Muqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho