Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga badbaadinta ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa waxa ay sheegeen in la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha gudaha ay ku dadaaleyso sidii loo...
Roma March 16, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke oo booqasho rasmi ah ku...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay Gaaray Waddanka Talyaaniga ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalan Cumar Hadliye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la kulmay Jaaliyadda...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay galingii dambe furay Shir looga hadlayo Qodobo ka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegta in la adkeeyay ammaanka Dekadaha muhiimka ah ee Dalka si looga fogaado in kooxaha Argagixisada ee...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku...
Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Cabdulqaadir Cabdiraxmaan ayaa maanta loo dhaariyey...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho