Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ku- Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa maanta...
Xaflad uu xilka kula wareegayay agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa maanta lagu qabtay xarunta...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa booqasho ku tagaya magaalada Bujumbura ee dalka Burundi. Ban Ki Moon...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi Daalo ayaa maanta agab ay ku jiftaan bukaanada u qabiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka Madasha 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya...
Howlgal ay Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen maanta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit...
Shabakadda Wararka Kulmiye iyo Bahda Saxaafadda ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho xaflad qado sharaf ah ugu sameeyay Cayaartoyda...
Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan loogu Magac daray ‘Isu...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho