Mogadishu, 20 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in si sare loo qaadi doono qeybaha kala duwan ee...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya qodobka 10-aad ee sharciga xuduudaha, iyagoo...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Madaxii Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada gobolka Gedo iyo 20 xubnood oo kale...
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay Shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Maamulka...
Muqdisho, February 19, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u...
Safiir ku xigeenka safaradsa Soomaaliya u fadhiya dalka Turkia iyo qaar ka tirsan saraakiisha safaradda ayaa soo dhoweyey wasiirka wasaarada Tamarta...
Taliska ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidanku ay dileen horjoogiyaal ka tirsan Al-Shabab kaddib howlgallo...
Wefdi ka socda dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo halkaasi maanta tababar...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...
Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho