Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaasi Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Dekada Magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay waddada Horumarta inta U dhexeysa Dekada Muqdisho iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aad...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ugu baaqay Wariyayaal Shalay Tababar uga furmay Magaalada Cadaado inay ka faa’iideystaan aqoonta...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u diray...
DOHA: Da`yarta Ciyaartoyda Iskuulka Muqdisho ee ku guuleystay tartankii Jeem Cup ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha...
Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud...
Maxkamad ku taala dalka Britain ee Coventry Crown Court ayaa xukun 15 sano ah ku ridday wiil Soomaali ah oo...
Ururka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada oo sanadla ah ayaa ka...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa Xukuumadda dib ugu celiyay xubnaha golaha...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho