Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada...
Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa maanta tababar ku saabsan dhaqan gelinta heshiiska caalamiga ah ee carruurta u qabatay wakiilo...
Ciidanka XDS eek u sugan gobolka Hiiraan ayaa howl gal ay ka sameeyeen agagaarka degmada Maxaas ku dilay 9 qof...
R/wasaare ku xigeenka xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay bixiyaan canshuuraha...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saakay deggan, ayadoo ay wali ku sugan yihiin wafdi ka socda dowladda...
Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa qabatay xaflad lagu soo dhaweynayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqey xabbad joojin degdeg ah oo waarta oo ka dhaqan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad...
Madaxweynaha Dawladd goboleedka Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka Puntland ayaa maanta kusoo dhoweeyey Garoonka...
Raisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuu 4ta Sebtember 2015 u magacaabay Guddi Madax Banaan oo ka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho