Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee...
Muqdisho November 23, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa soo gunaanaday wadatashi heer Qaran oo socday saddex maalmood...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa wareegtao lagu magacaabay Afhayeenka...
Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya waxaa uu ciyaarayay Kulanki ugu horeyay ee kulamada koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika...
R/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalaam Hadliye Cumer , Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay istuudiye casri...
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo eheladii uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Gal-mudug in ay si deg deg ah u...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho