Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinii labaad ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa...
Aqoon kororsigan oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya iyo...
Maamulka Degmada kaxda ee gobolka Banaadir oo kaashanaya Qaybaha Bulshada kana Jawaabaya baahiyaha ay ka qabaan Bulshada Kaxda Waxaa uu...
Tartankaan Sporti oo uu ka soo qaybgalay guddoomiyaha gobolka iyo ku xigeenadiisa ayaa waxaa ka qaybgalayay ilaa 18 Kooxood oo...
Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka...
Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka ee maamulkaasi Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka...
Kulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan...
Kulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho