Munaasabadda xuska maalinta macalinta Soomaliyeed oo uu soo qaban qabiyay Golaha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa kaga doodi doona...
Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadra Bashiir Cali ayaa ugu hambalyeeysay macalimiinta Soomaaliyeed 21 November maalinta macalinka,...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar...
Barnaamijka kulanka Todobadka ee jimca walba Ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamuuriyada Soomaliya iyo Telefeshinka qaranka Soomaliya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu...
Weerarkii lagu qaaday Salaadii jimcaha kadib hotel Radisson Blue ee ku yaala Bartamaha Caasimada Dalkaasi Maali ee Bamako ayaa waxaa...
7 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay maleeshiyaadka Al shabaab ku fureen Shacab Caraysan oo ku Xoomay Saldhigyo ay maleeshiyaadku...
Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayay maalinta Macalinta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta xanaanada agoonta gabdhaha Boondheere ee magaalada Muqdisho....
Agaasimaha Wakaaladda Wararka dalka Kuwait Sheikh Mubaarak Aldiceyk, ayaa xafiiskiisa magaalada Kuwait ku qaabilay agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddo...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho