Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka ah ,Wakiillo ka socday Beesha Caalamka iyo Madaxda Maamul Gobolleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay...
Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo ay kamid yihiin Xildhibaanno iyo Khubaro ayaa booqday xadka Soomaaliya iyo Kenya halkaasi oo...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay degmada Shibis, kaasi oo...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kooxaha xagjirka ah eek a jira caalamka ay ka mideysan...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmaed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo...
War goordhaw na soo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in la baajiyay Kulamadii Saxiibtinimo ee dhex mari mari lahaa Dalalka...
Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan is reebreebka Koobka Adduunka ee 2018 ka lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka....
Munaasabad lagu daah furayay tartan kubadda cagta oo ay wada ciyaari doonaan 17-koox oo ka kala socda dugsiyada waxbarasho ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan casuumad rasmi ah...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho